Ciyaartooyda kooxda Manchester city Oo sharci cusub lagu Soo Rogay.

0
579

Kooxda Manchester city tababaraheeda cusub Pep Guardiola ayaa ciyaartooydiisa Ka mamnuucay iney jameecaan xaasaskooda maalin kahor maalinta ay ciyaarta leeyihiin. Sababtuna waxuu Ku sheegay iney Ku adkaaneyso tartanka ciyaarta maalintaas. Pep Guardiola ayaa warbaahinta u sheegay waqti Gii uu joogay Spain Ee uu tababaraha u ahaa kooxda Barcelona inuu sidatan uu kusoo saaray ciyaaryahanka weyn Ee laga daba dhacay Ee Reer Argentina Lionel Messi una ciyaaro libaaxyada Barcelona.

Ciyaaryahankii hore Reer Manchester city Samir Nasri ayaa sidoo kale yiri waqtigii uu joogay Manchester city Waa sharci adag Oo xataa saameeyey nolosha Iyo reeraha naga labaduba.
Mohamed Ahmed
Humbaale news

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola
Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here