Lacago Badan oo garoonka Aadan Cadde lagu qabtay

0
440

lacag cadadkeedu gaarayo ilaa 3 milyan oo doolar ayaa maanta lagu qabtay garoonka diyaaradaha ee aadan cadde. lacag ayaa la sheegaya in loo waday magaalada cadaado lama hubo wali waxa la rabay in loo isticmaalo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here