Sawiro: Gudoomiya Gobalka Gedo oo shahaado sharaf bixiyay

0
536

Gudoomiyaha gobal Gedo mudane Maxmed Muxumed ayaa xaflad uu ku qabtay xafiiskiisa wuxuu shahaadooyin ku gudoonsiyay dhaqaatiir ayaamahaan ka howl galayay isbitaalka jaalle siyaad ee dagmada Garbahaareey. Isbitaalka Jaalle siyaad oo dhawaan dib 15036367_583228391872582_8152060364694047968_n 15036444_583228368539251_7202634997765474445_n 15073527_583228328539255_3913932272808423852_n 15078974_583228298539258_5749694627563053544_nloo howl galiyay ayaa waxaa ayaamahaan ka socday shaqooyin caafimaad oo ay fulinayeen dhaqaatiir ka kala timid meelo kala duwan kuwaasoo leh taqasusaad kala duwan. Shaqooyinka ugu muhiimsanaa ee ay qabteen waxaa ka mid ahaa indho fiiqid iyo qalliino ay ku sameeyeen hooyo ay ku adkaatay inay si nabad ah u umusho.

Gudoomiyaha cusub ayaa wado dadaal uu dib ugu soo celinayo sharafkii gobalka ee sanadihii caan ku noqdo meel qatar badan oo colaad iyo abaaro ay la dageen

HUN news desk

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here