Daawo: dhismaha jaamacada Galgaduud oo la dhagax dhigay

0
841

Waxaa maalinti Sabtida ahayd ee Taariikhdu ay ku beegnayd 19/11/2016 la dhagax dhigay dhisme cusub oo ay yeelan doonto jaamacada Galgaduud University ee ku taal magaalada Caabudwaaq ee gobal ka Galgaduud. Jaamacada ayaa soo martay heerar kala duwan iyadoo markii hore lagu furay guryo dhowr ah oo kiro ahaa, kadibna looga wareegay kuwa dhaamo kuwii hore laakiin aan ku haboonayn jaamacad. ugu dayn waxaa lagu guulaystay in la gudo galo dhisida dhise weyn oo ku filan jaamacada iyo ardayada soo badanayso.

dhismahaan ayaa waxaa iska kaashanayo qurba joogta Ree Jubbaland, kuwa Reer Galgaduud, ganacsatada deegaanka, iyo dhamaan bulshada oo qof walba inta karaankiisa ah oo ka gaysanayo helida wax barasho tayyo leh kuna shaqayso bay’ad ku haboon wax barasho

cwaaq15095600_1296606880399468_3783675573439518700_n15078513_1296606723732817_4230209322373946033_n-waaq

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.