Gudiga Doorashooyinka oo shaaciyay xubnaha lasoo doortay ilaa hadda

0
375

Gudoomiyaha gudiga doorashooyinka ayaa shaaca ka qaaday tirada rasmiga ee ilaa iyo hadda loo soo doortay inay ka mid noqdaan aqalka hoose ee dowlada dhexe ee soomaaliya. Gudoomiyaha ayaa sheegay in 112 xoldhibaan kaliya la soo doortay.
Cumar Dhagey, ayaa sheegay in xildhibaannada labada aqal ee la doortay ka mid yihiin 20 haween ah, kuwaa oo qeyb ka ah ayuu yiri qoondada haween ee 30%, isaga oo sheegay in arintani tahay guul u soo hooyatay umadda Soomaaliyeed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here