Jaamacada Galguduud Iyo Dhisma Cusub Sawiro Ka Daawo.

0
867

Waxaan siweyn u bilaawday dhismaha jaamacada galgaduud Ee xanuun teeda ugu weyn cabuduwaaq. As-Aaska jaamacada waxaa la bilaabay horaantii sanadkii 2014 iyadoo ay u istaageen dadka Reer dega deeganada gobalka Galgaduud Iyo nawaaxigeeda.

Jaamacada Galgaduud waxaa dhigato 300 oo arday. Ardaydaasoo kala aado waaxyada wax barasho Ee jaamacada leedahay. Shaqaalaha waxay xaga u dhaafayaan tiro gaareyso 30.

Dhismaha Hada ay bilaawday Waa Ol’olalihii ugu weynaa Ee ay bilaawdo tan iyo sanadkii lasoo dhaafay 2014kii looguna magac daray “DUGSI YADA AADA”.
Waxaa ol’olahaan wado Jaamacada Galgaduud si Dadka loogu dhiiri geliyo tacliinta yar Iyo weyn ba’a.img_5327img_5326img_5325img_5324img_5323img_5322img_5321img_5320img_5319img_5333img_5332img_533115095600_1296606880399468_3783675573439518700_n15078513_1296606723732817_4230209322373946033_n-waaq

Humbaale News ayaa usuurta gashay inay laxariirta madaxda Sare Ee dhismaha jaamacada Maxamuud Dirir waxuuna usheegay inuu dhismaha Iyo shaqada sifiican usocota laakiin qarashaadka wali uusan Ku filneen balse ay rajeenayaan iney gacan Ka helaan dibada Iyo dalkaba.
Mohamed ahmed
Humaable News
Humbaale12@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.