codayta Doorashada aqalka hoose oo kismaayo ka socoto

0
382

Waxaa saaka ka bilowday magalaada kismaayo codaynta ay ku kala bixi lahaayeen afarta gabdhood ee u tartamaysay kurisga aqalka hoose u matali lahaa dagamada Garbahaareey. Kursigaan ayaa aad ooga dib dhacay waqtii loogu tala galay inuu qabsoomo codaytiisa iyadoo lagu qasabay beesha lahayd inay soo sharaxdaan gabadh kaliya ragana laga mamnuucay inay isu soo taagaan. saadacaha soo socdo ayaa la ogaan doona cidda sida dhabta ugu guulaysatay kurisgaas.

 

kala soco Humbaale News wixii soo kordho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here