Cumar Cabdi Rashiid oo weerar afka ah ku qaaday….

0
389

Raysul wasaaraha Soomaalia ayaa weerar afka ah ku qaaday madex weynaha Soomaaliya oo ku eedeeyaya si dadban inuu hujuum iyo argagixin ku hayao musharixiinta tartanka kula jirto. Cumar Cabdirashiid ayaa sheegay in weerar joogto iyo cabsu galin lagu hayo musharixinta u taagan xilka madexweyne-nimo ee Soomaaliya.

Sharmake ayaa ku baaqay in mushariuxiinta la siiyo amni ay si xor ah ku loolami karaan kursiga wadanka ugu sareeyo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here