Dhacdo Naxdin iyo Murugo badan Afar Ganacsato Soomaali ah oo Ku Gubatay Goob ganacsi

0
469

Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika ayaa sheegaya in Afar qof oo ganacsato Soomaali ah ay dhinteen kadib markii dab uu qabsaday goobtooda ganacsi.

Dhawaan ayaa ganacsade Soomaaliyeed sidoo kale lagu dhex gubay goobtiisa ganacsi.

Weli ma cadda in dukaankan dab la qabadsiiyay iyo inuu gudaha ka kacay, laakiin horey falal Somali lagu gubay ayaa ka dhacay Gobolka Eastern Cape.

Muxiyadiin Nuur Jileey oo ka mid ah Masuuliyiinta jaaliyadda Soomaalida ee gobolka Eastern Cape ayaa dhacdadan ka waramay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here