Magacyada iyo Beelaha xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe (AQRI)

0
582

Nov 23, 2016 – jawaab
Waxaa maanta mar kale doorashada Aqalka hoose ee Baarlamaanka ka dhacday magaalada Garowe iyadoo lagu doortay saddex xildhibaan.

Xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe waxay ahaayeen qaar ka mida kuwii ergada beelaha dooranaya ay ku sugnaayeen magaalada Garowe, iyadoo dhowaan Guddiga Doorashada Puntland uu sheegay inay dhaqaale la’aan u wadin karin Doorashada Aqalka hoose.

Hoos ka Akhriso Xildhibaanada maanta lagu doortay Garowe iyo Beelahooda

1-Cabdi Maxamuud Maxamed: Beesha Ugaar Saleebaan/Majeerteen

2-Daa’uud Maxamed Cumar Bisinle: Beesha Bahararsame/Dhulbahante

3-Faysal Cabdulle Guuleed: Beesha Reer Biciidyahan/Majeerteen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here