Maamulka Iskuulka ‘Agoonta’ ee Hargeysa oo lagu eedaynayo inay caruurta agoonta u diidaan xaqa waxbarasho iyagoo booskooda siiya kuwa ay dhaleen siyaasiyiinta, taajiriinta iyo oday dhaqameedyada.
Isha warar Ka Dalsoor.
HN: Mohamed ahmed
kalasoo xariir: humbaale12@gmail.com