Dagaal qaraar oo goordhow ka bilowday….

0
614

waxaa duleedka magaalada Baladweyne ee gobal caasimada gobalka Hiiraan ka bilowday dagaal qaraar oo u dhexeeyo beelo soomaaliyeed oo wada dago deegaankaas. Dagaalkaan ayaa daba socdo mid labo cisho ka hor ka dhacay isla degaankaas, kaasoo sababay qasaaro naf iyo maalba leh.

dagaalkaan saaka oroornimdi bilowday ayaa waxaa la isu adeegsaday madaafiic cul-culus kuwaas oo daryaankooda laga maqlayo  xaafadaha Baladweyne. sidoo kale waxay wararku sheegayaan in dhaawac badan la soo gaarsiiyay cusbitalka magaalada. maadaama u dagaalku wali socdo lama xaqiijin karo qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dirirta. wixii kasoo kordho waan idinla socodsiin doonaa haduu Eebe idmo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here