Daawo Sawiradii Diyaaradii Ay Saarnaayeen Ciyaartooydii Reer Brazil

0
717

Waxaa Socda Gurmad Lagu Baadi Goobayo Dadkii Saarnaa Diyaarad Ka Timid Dalka Brazil Oo Kusoo Dhacday Duleedka Magaalada Medellin Ee Waqooyiga Dalka Colombia.
Diyaaradan Waxaa Saarnaa 81 Qof Oo Ay Ku Jiraan 9 Shaqaalo Ah Iyo 72 Rakaab Ah. Dadka Rakaabka Ah Ayaa U Badnaa Koox Ciyaarta Kubada Cagta Oo Ka Tirsan Horyaalka Dalka Brazil.
Kooxdan lagu magacaabo Chapecoense FC ayaa lagu waday inay maalinta berito ah ay ciyaarta Final la ciyaaraan kooxda kasoo jeeda magaalada Medellin oo lagu magacaabo Atletico Nacional.

shil-diyaarad-colombia2016-1
3ad7ddad00000578-3980974-the_chapecoense_football_team_are_pictured_here_on_a_plane-a-34_1480408090947

3ad9b9ec00000578-3980974-image-m-97_14804219173403ad9b9ec00000578-3980974-image-m-97_1480421917340

3ad80bef00000578-3980974-a_plane_carrying_72_passengers_including_a_brazilian_football_te-a-40_1480408091216

3ad953d500000578-3980974-chapecoense_left_back_dener_assun_o_posted_this_image_of_players-m-68_1480410645468

3ad964fa00000578-3980974-shocking_images_showed_passengers_being_rescued_from_the_scene_o-a-71_1480411755854
Wararka uga danbeeyey ee laga helayo magaalada Medellin ayaa sheegaya in 9 qof nolol lagu helay, balse gurmadka degdega ah ayaa caqabado ka heystaan sidii ay ku gaari lahaayeen goobta ay diyaarada ku dhacday oo ah dhul buuraley ah.
3adaa8a200000578-3980974-image-a-144_1480428038464

3ad8035a00000578-3980974-pictured_is_the_plane_that_crashed_in_colombia_on_monday_night_a-a-124_1480425893471

3ad8301600000578-3980974-a_video_published_on_the_chapecoense_facebook_page_showed_team_m-a-29_1480408090638

3ada8f5000000578-3980974-image-a-128_1480426521182

3ada6f9400000578-3980974-image-a-115_1480425013436

3ada980a00000578-3980974-image-a-134_1480427277626Illaa iyo hada lama xaqiijin waxa keenay shilkan, balse waxaa la tuhunsan yahay in shilkan diyaarad ay sababeen roobab xoog badan oo ka da’ayey nawaaxiga magaalada Medellin oo diyaaradan ku socotay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here