Dagaalki Gaalkacyo oo aan dib usoo laabtay

0
603

waxaa saaka mar kale ka qarxay dagaal qaraar oo dhex maray ciidamada Puntland iyo kuwa Galmudug. Dagaalkaan oo in cabar socday ayaa ka dhacay suuqa weyn ee magaalada Gaalkacyo. wararku waxay sheegayaan in dad ku dhinteen dagaalku iyadoo sidoo kale isbitaalka magaalda la gaarsiiyay dad dhaawac. lama hubo cida bilwoday dagaalka laakiin warbaahinta Puntland ayaa sheegayso in ciidamo ka tirsan Galmudug ay weerar ku soo qaadeen ilaalada suuqa oo Puntland ka tirsan. Humbaale News ma xaqiin karo sheegashasa Ountland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here