Diyaarad waday xulka qaranka Baraasiil oo burburtay

0
617

Diyaarad ay saarnaayeen 81 qof oo ay ku jiraan ciyaaryahano heer qaran ah ayaa ku burburtay dalka kaloombiya. diyaarada oo ka timid baraasiil ayaa ku socotay kaloombiya, waxaana la sheegayaa inuu shidaalka ka dhamaaday ka dibna ay dhacday. gurmadka dag-daga ah ayaa gaaray goobta burburku ka dhacay walina lama oga intuu dhan yahay qasaaraha laakiin wararka ayaa sheegayao inuu jiro dad badabaaday iyo qaar dhaawac ah.

wixii kasoo kordho waa idinla socodsiin doonaa haduu eebe idmo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here