Xog: qarax lala beegtay ciidamada Puntland

0
1006

warar goor soo dhacay ayaa sheegayo in ciidamo ka tirsan maamulka Puntalnad lala beegtay qarax xoog badan. weerarka oo ka dhacay meel ku dhow buuraha Galgalo oo ay ku dhuumaalaystan xoogaga Al-shabaab iyo Daacish ayaa sababay qasaare dhimasho dhaaqac isku jiro.

maamulka Puntaland ayaa dagaal kula jiro kooxaha mayalka adag oo doonayo inay la wareegaan maamulka dalka soomaliya oo dhan. dhawaan ayay ahayd markii ciidamo taageersan Daaccishta Soomaaliya ay xoog ku qabsadeen magaalo xeebeedka Qandala oo ilaa hadda ay haystaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.