Xuduudaha Dalka oo…..

0
970

26 sano ka dib waxaa dib loo furayaa xududaha rasmiga ah ee dalku la leeyahay dowladaha dariska ah. dhamaan koontarooladii lagu baari jiray waxa dalka soo galayo iyo waxa ka baxayo ayaa xirmay 1991 markay dhacday dooladii dhexe ee dalka. laga soo bilaabo waqtigaas ma jirin cid war ka haysay waxa soo galo wadanka iyo inta qashin iyo qiiqba ah uu u noqday hoy nabad ah. dowladaha dariska ah ayaa goorta ay rabaan soo galo kana baxo dalka iyadoo cidna weydiin halka ay u socdaan. laakiin arintaa ayaa la filayaa in waji cusub yeelan doonto ka dib markii taliyaha socdaalka uu tabar u furay saraakiil lagu sheegay in la gaynayo xuduudaha si ay ula socdaan waxa dalka soo galyo iyo waxa ka baxayo.

waa talaabo guul iyo horumar u ah waana talaabo tilmaamayso in dalku dib usoo noolaanayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.