waxaa maanta lagu wadaa inay dhacdo doorashada aqalka hoose ee qabaa’ilada banaadiriga. Doorashada oo lagu wado inay ka dhacdo dagmada Cabdul-casiis ayaa lagu dooran doonaa 3 xildhibaan oo ka soo jeeda beelaha banaadiriga. Amaanka goobta doorashada ayaa aad loo adkeeyay.
waan idinla soo socodsiin doonaa cidda kusoo baxdo doorashada haduu Eebe idmo