AMISOM: Waan ku faraxsanahay in Xamar doorasho ka dhacdo…

0
922

AMISOM ayaa ka hadashay doorashada aqalada hoose iyo sare ee ka bilowday magaalada Xamar. Isku duwaha AMISOM mudane Emmanuel Makuma ayaa sheegay inay aad ugu faraxsanyihiin inay xamar doorasho si nabad galyo ah ooga ka dhacdo. wuxuu isku-duwaha intas ku daray inay ciidamada AMISOM iyo kuwa dowlada dhexe aad u adkeeyeen amaanka goobaha doorashada cabsina aysan ka qabin in Alshabaab carqaladeeyaan habsami socodka doorashada.

Alshabaab ayaa horay ugu hanjabay inay tilmaansan doonaan meelaha lagu qabanayo doorashada iaygoo wacad u maray inay xinjir badan ku dadin doonaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.