Gudoomiye Fiidow oo la dhaawacay!

0
568

waxaa saaka wadada loo galay gudoomiyaha dagmada Jalalaqsi xilli u safar kaga soo kaga soo laabtay magaalda Jowhar. Gudoomiyaha ayaa la sheegayaa inuu dhaawac soo gaaray dhaawac fudud. Weerarka ayaa siddoo kale waxaa ku dhintay mid ka mida mid ilaaladii guddoomiyaha, kaddib iska horimaad dhaxmaray ciidamadii la socday iyo maleeshiyaadka weerarka soo qaaday. Weerarka ayaa waxaa sheegtay Al-shabaab

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here