qaar ka mid ah askarta doolada oo lagu dilay…..

0
517

Labo askari oo ka tirasan ciidamada dowlada ee gobalka hiiraan ayaa lagu dilay iska hor-imaad ka dhacay duleedka magaalada. Askarta oo isku dayaysay inay qaadaan isbaaro ay dhigteen kooxo burcad ah ayaa la kulmay iskacaabin xoog badan taaso sababtay qasaare nafeed oo labada dhinac ah. Taliyaha ciidamada gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay ku guulayteen inay kala cayriyaan burcaddi isbaarada dhigatay, tacsina ay u dirayaan qarabadii askarti ku dhimatay howl-galka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here