Sawiro: Roobab ka da’ay Garbahaareey iyo….

0
675

Waxaa maanta magaalada Garbahaarey iyo nawaaxigeeda ka da’ay roobab lagu diirsaday. Roobabkaan oo ahaa kuwo si fiican u biyo dhigay ayaa ka da’ay meelo badan oo ka mid ah miyiga ku xeeran magaalda Garbahaareey. Meelaha uu roobku helay waxaa ka mid ah: Gubo-wayn, Funujo, jinifarasfuul, Iimeey, Turunbiile iyo inta udhaxayso labatog ee burguduud iyo qodaxleey waxaa sidooke ay roobab ka da’een Dhag’haye iyo Labadhaban.

Waxaa laga sii baxayay xilli roobaadkii laakiin curashada roobabkaan ayaa tusayo in Roobku Eebe keeno goortuu doonana keeno.

1213roobn

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here