Aqriso: Gudiga doorashada oo taageeray hadalkii Caasha Xaaji Cilmi

0
617

Gudiga doorashada dadban ayaa soo saaray bayaan ay ku asteeyeen qoondada haweenka ee beesha Gaabane ee ree Xaaji Saleebaan oo ay kasoo jeedo Caasha Xaaji cilmi, xaaska Raysuwasarihii hore dalka mudane Saacid. Bayaankaan lagu sheegay in kursi ka mid ah guraasta beesha Gaabane loo qoondeeyay haween tasoo si qaldan loo badalay. Ugaas beesha ayaa horay u sheegay in lagu been abuurtay iyadoo qofki uu gudbiyay lagu badaly mid rag dushana laga saaray wax uusan samayn. Arintaan ayaa u marqaati kacayso Caasha oo horay ugu eedeeysay in Cabdi Kariin Guuleed dagaal hoose la galay si kas ahna kursigeedi cid kale u siiyay. eedayntaas ayaa iska diiday mudane Guuleed. hoos ka aqriso bayaanka.goood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here