Roobab ka da’ay Gobalka Gedo

0
539

Waxaa ilaa shala iyo xalay gobal Gedo intiisa badan ka da’ay roobab lagu diirsaday. wararka aanu helayno saaka ayaa sheegayo in xalay roob mahiigaan ah u da’ay dagmada Baladxaawo iyo nawaaxigeeda. waxaa sidoo kale shaay galin danbe roob xoog baan uu ka da’ay dagmada Garbahaareey iyo deegaanada ku xeeraan. boholaha waaweyn ayaa ilaa xalay biyo waday.

Abaar ba’an ayaa ka jirtay gobalka Gedo gaar ahaan dagmada Garbahaareey ilaa daawo oo usan wax roob ahba ka curan dayrtaan. Roobabkan hadda da’ay ayaa soo nooleeyay rajadi dadka oo quus ka joogay abaarta.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here