Ciyaartii galabta Liverpool si aan caadi ahayn ayaa la yeelay waana loo diiday fursad ay ku badiyaan, waana la garaacay. Waxay ku dhammaatay:
AFC Bournemouth 4-3 Liverpool
Liverpool ayaa la hormartay daqiiqaada 20 Aad goool kasoo u dhaliyey ciyaaryahanka wareerka ugu ciyaaro Sadio mane. Liverpool Isla daqiiqadii 22 Aad ayey labeesay Waxaana goal Ka labaad u dhaliyey divock orogi.
Sidaas ayey kaambiyo kukala wareegeen. Gelinkii dambe Ee ciyaarta ayaa kooxda Bournemouth gool U dhaliyey ciyaaryahan keeda cullum Wilson daqiiqadii 56 Aad.
Waxaa markii Ba 3 xeesay kooxda Liverpool Waxaa Na goolkaas u dhaliyey ciyaarta Ka Emre Can.
Koox da Bournemouth ayaa waxay Soo Bandhigtay ciyaar Aan caadi, weey labeesay daqiiqadii 76aad waxaaana u dhaliyey Ryan Fraser. Waxay Isla durba la imaaday goolkeedii 3aad isla daqiiqadii 79aad. Waxaa dhamaday 90 daqiiqo Ee ciyaarta loogu talagalay. Waxaa lagu daray beerdaradii.
Bournemouth ayaa Ku dhashay tay gool keedii 4 Aad daqiiqadihii beerdara da ahaa halkaas ayey Na ayey guuusha Ku raacday kooxda Bournemouth Waxaa Na goolkaas u dhaliyey ciyaaryahankeeda Nathan Ake.