Kadib toddobaad ay aamusnaayeen qoyska Cabdirisaaq Cali Cartan oo ahaa wiil Soomaaliyeed oo la sheegay inuu weerar ka geystay jaamacadda Ohio State ee magaalada Columbus, ayaa waxaa markii ugu horeysay hadlay qareenka difaacaya qoyskan.
Qareenka oo lagu magacaabo Robert Fitrakis, ayaa waxa uu faahfaahiyey sababta ay qoyska u aamusnaayeen iyo dareenka iyo xanuunka ay ka qaadeen dhacdadan.
warkaan Oo dhameestiran Waxaan idiin Soo deendoona mardhaw hadii alle idmo.
Mohamed ahmed