Beel soomaaliyeed oo u hanjabtay AMISOM..

0
858

Beesha habar gidir ayaa AMISOM ku eedaysay inay qayb ka yihiin dagaalada ka socdo Shabeelada hoose. kulan ay isugu yimaadeen wax garadka beesha habar gidir ayaa lagu sheegtay in ciidamada AMISOM ee joogo gobalkaas ay hurinayaan colaada u dhaxayso habar gidir iyo Biyo maal. Dagaalka u dhaxeeyay beelahaan ayaa muddo soo noqnoqnayay noqdayna mid loo caal waayay laguna kala adkan waayay. dagaalkaan oo salka ku hayo lahaanshaha qaar ka mid ah magaalooyinka Shabeelaeda hoose ayaa waxa dhowr jeer kala dhex galay ciidamad AMISOM.

beesha habar gidir oo lagu bartay colaad hurin, faan iyo hanjabaad aan dhamaan ayaa ku dhawaaqday inay duhur cad weerari doonaan AMISOM dalkana ay ka bixin doonaan. habar gidir yaa sidoo kale dagaal kula jirto maamulka Puntland.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.