Doorashadii Beelaha Soomaaliland oo cabsi darteed loogu wareejiyay Xalane

0
460

Maalmo ka hor ayay ergada dooranayso dadka Soomaaliland ooga qayb galayo aqalka hoose soo gudbiyeen cabasho ahayd inaysan si xor ah wax u dooran karin sababtoo ah waxay caga juglayn iyo cabsi galin kala kulmayeen dad ka socdo madexweyne Xaasan oo u xuub siibtay boobka dad iyo duunyada. Odayaasha ayaa codsaday in meel nabad ah oo ay xor ku yihiin loo raro doorashada. Xafiiska raysul wasaaraha oo tix galiyo arintaan ayaa soo saaray wareegto oo ku ogolaanayo in doorashada lagu qabto xerada Xalane oo xarun u ah ajaanibta Soomaaliya ka taliso. Lama oga inay ogalaan doonaan AMISOM iyo UNISOM codsigaan waxaana suura gal inay cabsi xaga amaanka ah darteed u diidaan codsigaan.

hoos ka aqriso wareegtada

warqad-1

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here