Airport Caalamiga ah ee Joomo Kenya oo la xirayo Saacad: sabab?

0
512

Maanta ayaa lagu wadaa in saacad la xiro garoonka diyaaradaha ee ugu weyn Kenya taasoo saamayn weyn ku yeelan doonto duulimaadyada imaanayo iyo kuwa baxayo labaduba. Xiritaankan ayaa waxa sabab u ah, dhoolo tus ay samaynayaan ciidamada militiriga ee Kenya.

Dhoolo tuskaan ayaa hor u dhac u ah dabaal dagga maalinta xoriyada Kenya oo dhici doonto Isniinta inagu soo fool leh. waa markii labaad oo asbuucaan gudahiisa duulimaadyada garoonka la carqaladeeyo iyadoo isniin ina dhaaftay uu garoonka qarka u fuulay in gabi ahaan la xiro ka dib markii shaqalaha garoonka ay mudahaaraad iclimaayeen kasoo markii danbe la joojiyay ka dib markii madaxa garoonku uu balan qaaday in shaqaalaha mushaarkooda dib u eegid lagu samayn doono.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here