Daawo Sawiro: Gaalgacyo oo nabad ah

0
596

Magaalada Galkacyo oo bilihi lasoo dhaafay dagaalo aafeeyeen ayaa hadda u muuqato mid nabad laga hirgaliyay. Shir xalay ay isgu yimaadeen gudiga nabadaynta ayaa lagu go’aamiyay in la furo dhamaan wadooyinkii ay dagaaladu xireen. Hashiiskaan ayaa ka duwanaaday kuwii hore ee caanka ku noqday in habaynkii la galo waabarigiina la jabiyo waayo waxaa saaka si wada jir ah ugu dhaqaaqay furitaan wadooyinka dhamaan gudiga nabadynta, maamulka labada dhinac iyo wax garadka magaalada. waxaa la qaaday dhamaan ciidamadii fadhiyay wadooyinka.

hoos ka daawo

16-1   17-120 21

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here