Inna lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun!
Geeridu waa xaq cid kastana way sugaysaa ee Ilaah ha u naxariisto walaalkeen Daahir Sheikh Cabdi Muuse Tareey oo lagu dilay dalka Kenya caasiamdisa Nairobi waxaana halkaan uga tacsiyeynayanaa waalidiinta marxuumka Sheikh cabdi Muuse Tareey iyo Hooyo Seynab sheikh Daahir Cali Ciye iyo dhamaan Reer Tareey,
Daahir waxuu ahaa Wiil 23 jir Oo Ku dhashay magalada Garbaharey Ee caasimada gobelka Gedo, waxuu wax Ku bartay Wadan Ka Kenya Ee caasimada Nairobi.
Waxuu Ka baxay Eastleigh primary school.
Waxuu Ka mid ahaa dhalin yarada Ku bada Ku Fiican Ee Aad Ka loogu jecel yahay.
Daahir Sh cabdi Muuse Tareey waxuu ahaa Wiil cid kasto Oo soomaaliyeed Aan kala jecleen qabiil Iyo qabyaalad midtoona Aan aqoon.
Waxaan Hal kaan ugu tacsiyeeyneynaa dhamaan Reer Tareey, Qaas ahaaan Reer sheikh cabdi muse Tareey.
1: cabdinaasir sh cabdi (gardaro)
2:Shugri sh cabdi
3:xasan sh cabdi
4:zahra sh cabdi
5:Nuuro sh cabdi
5:safiyo sh cabdi
6:khadra sh cabdi
7: sharmaake sh cabdi
8:Naima sh cabdi
Iyo dhamaan limo ah cabdi Waxaan leenahay markale ilahay Samir Iyo Iimaan haka siiyo, Basel kiisa Na wax qeer qabo ilahay ha ugu badalo. Aamiin Aamiin Aamiin
Qoraa mohamed ahmed.