Wareegto: Wasiir Nuux oo loo diiday inuu u tartamo….

0
602

Gudiga doorashada dadban ayaa soo saaray wareegto uu ku cadeeyay inuu wasiir Isboortiga ee dowlada dhexe Mudane Maxmed Cabdullahu Nuux u tartami karin kursiga aqalka hoose ee beesha Jidle.

Wareegtada ayaa lagu sheegay inuu Nuux masuul ka ahaa shaqaaqadii ka dhacday dagmada jowhar ee ka kacday doorashada kursiga beeshs Jiidle. Gudiga ayaa sheegay in Mudane Nuux mudan yahay in loo ciqaabo fowdadi uu ku kacay isagoo wasiir ah.

hoos ka arag wareertada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here