Beled-Xaawo: Oo Tilaabo Horumar Leh Ku talaabsatay

0
746

Maamul Ka degmada Beled-Xaawo Ayaa maanta wada fadhi sameeyey iyagoo Ka wada hadlaayo qaayaha wax barasho Ee U badkooda.

Degmada Beled-Xaawo Aaa wax barasho ahaan ugu tiirsaneed Wadan Ka Kenyan qaas ahaan magaalada xuduudeda Ayka wadaagaan Somalia Iyo Kenya Ee Mandera. Mandera waxay Ku dhagan tahay Degmada Beled-Xaawo waana halka ay sohdinta labada dal Ayka wadaagaan.
Kenya Ayaa xiratay xuduudka kadib markii ay Alshabab qalalaaso badan Ka samee yeen gudaha magaaladaasi.
Kadib xiri taan kii ay Kenya xiray xuduudeda Ayaa Waxaa Reer Beled Xaawo Soo wajahay carqabado badan Oo koow Ka tahay dhinaca wax barasha Iyo nolosha inteeda kale.
Labada Degma Ee Beled-Xaawo Iyo Mandera Kenya ayaan kala maarmin xaga maciishada Iyo isku Safar Ka labadaba.

Kenya Ayaa darbi kadhisaneyso xuduudeda soomaaliya Ayla wadaagto waxay Na bilaawday ineysan laba shacab Isu gudbin Waxaana arintaas ugu horeen saameen weyn Ku noqotay arday dii wax barasha u aadi jirtay magaalada Mandera Ayna gudbi waayeen xuduuda.
Waxaa bilaawday kacdoon looga maarmi doono arintaas Ayna bilaabeen Reer belel Xaawo si ay u furtaan iskuulaad Deeqa ardayda. Sikastaba ha ahaatee Waxaa magaalada beledxaawo Ka dhacay maanta isku Imaad looga hadlaayo baahidaasi.
Magaalada Beled Xaawo Ayaa leh 4 iskuul Oo lakala yiraahda
1: Dugsiga Hoose Dhexe Waabari
2: Dugsiga Al-Qalam Hoose Dhexe
3: Dugsiga Kaah Hoose Dhexe
4: Dugsiga Hoose Dhexe/ Dugsiga Sarre Ee Daawo
Sidoo kale Waxaa Shir kaan gacan Ka geestay Haayada Waxa barasha gobal Gedo qaabilsan Ee magaceeda layiraahdo NCA.
Goobtu waa xarunta farsamada gacanta ee Sayid Maxamed (SAMTEC) ee Degmada beledxaawo
Humbaale News.
Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here