Garbaharey: Moowliid Ka Nabiga S.C.W. Oo siweyn loogu dhigay Iyo sawiro.

0
654

Gudoomiyaha gobalka Gedo Mudane Maxamed Muxumed Maxamed, gudoomiyaha caasimadda gobalka Gedo Ee Garbaharey mudane Nuur Sheekh Maxamed Buraale, Taliyaha ciidanka qalabka sido ee Soomaaliya ee Gedo Col. Sanka, Sheekha ugu caalimsan Gedo Sh Maxamed Muxumed Cigaal (Riyaal) Iyo dhamaan Maamul Ka Garbaharey Ayaa Soo qaban qaabiyey munaasabada maalinta bareekeesan Ee moowliid.


Maalintaan Ayaa ah maalin Ku weyn dunida Islam Ka Oo wadama badan looga mashxaradaa iyadoo la isxanuusinayo cabsida Eebe Iyo dhalasha Nabi Muhammad SCW.

Waxaa umada soomaaliyeed qaas u ah maalintaan iney xoolo qalaan masaakiin tana u qeeybiyaan iyadoo looga Cilmi qaadanayo wanaaga Diinteena Islamka, sidoo kale waxay cod Aad umacaan badan Ku qaadaan qasiidooyin nabi Amaan ah.
Sikastaba ha ahaatee magaalada Garbaharey Ayaa caan Ku ah dhinaca Diinta qaas ahaan qeebta Naxwaaha.

Garbaharey Ayaa Waxaa lasheegay iney arday Gaarayso Ilaa 3000 Ka qalan jabiso sanad walbo dhinac walbo Oo Waax waxbarasho ah.

Humbaale News
Mohamed ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here