Maamulka Gobalka Gedo oo ka hadlay weerarki Ceelwaaq

0
505

Waxaa dagmada Ceelwaaq lagu qaaday weerar qorshaysan oo lagu bartimaameedsaday baraha koontaroolada ah ee ay joogaan ciidamada Jubbaland. weeraarkaan oo ay qaadeen dagaal yahanada Alshabaab ayaa ayaa isu badalay mid culus oo aad loogu hoobtay. Dhimashada oo aan la shaacin int ay la egtahay ayaa ku kooban dhinacyada dagaalamay.

wararku waxay sheegayaan in Shabab gudaha u galeen magaalada hawadana ay ka saareen isgaarsiinti. Gudoomiyaha Gobalka Gedo ayaa sheegay in la qorshaynayo in weerar lagu qaado meelaha ay shabaab kaga sugan yihiin dagmada. wuxuu sidoo kale beeniyay inay shabab la wareegeen gacan ku haynta Ceelwaaq.

wixii soo kordho kala soco: humbaale.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here