Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay Jubbaland

0
949

waxaa la sheegayaa inuu xanuunka jadeecada ka dilaacay deegaano badan oo ka tirsan Soomaaliya. UNICEF ayaa sheegtay in xanuunka jadeecada kasoo cusboonaaday Kismaayo iyo nawaaxigeeda. UNICEF waxay sheegtay ilaa bishii Sabtember in la diiwaan galiyay 419 kiis oo jadeeco ah. 302 ka mid ah kiisaskaan waxay ahaayeen caruur hala inta kale ay ahaayeen dad waaweyn iyo dhalin yaro.

UNICEF ayaa sheegtay in xaalada qatar ah ay wajihi doonto caruurta soomaaliyeed hadii aanan si dag dag ah loo xagamayn xanuunka jadeecada oo keno indho’aan iyo curyaanimo xagga maskaxda ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.