Xog: Aqriso qaar ka mid ah golaha labada aqal oo dib loo celin doono

0
487

Warar hoose oo laga helayo gudiga doorashada heer faderal ayaa tilmaamayo inay u badan in xubno koox dib loogu celin doorashadi ay ku guulaysteen. Xubnahaan ayaa ahaa kuwa lagu haystay kuraasta, waxaana lagau soo eedeeyay inay qaab boob ah ku qaateen kuraasta. Xubnahaan ayaa kala yimid dhamaan maamul goboleedyada inkastoo ay ugu badan yihiin Koonfur-Galbeed.

hoos ka eeg sida ay kala yihiin:

1:Jubbaland labo  Xubnood oo labad aqal ah

2: Konfur-Galbeed 11 xubnood oo labada aqal ah

3: Puntland 4 xubnood

4: Gal-Mudug 3 xubnood

5: Hirshabeele sadex xubnood

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here