Waxaa si adba joog ah oga socdo Gobaladda jubbooyinka horumar Aad ubalaaran dhinaca nolosha wax Soo saarkeeda iyadoo Aad moodo inuu Hada Waa’a ubeyey.
Dhawaan Ayaa Isbitaal weyn laga furay Magaala madaxda Gobalka Gedo Ee Garbaharey sidoo kale Waxaa dhismaha bilaabay isbitaal weyn Oo isna laga furaayo magaalada baardheere si ay U helaan waax caafimaad Oo dhameeystiran.
Magaalada Beled Xaawo Ayaa dhisma iskuulaad iyada Ka jiraan Oo si heer sare ah oga socdaan.
JUBBADA DHEXE IYO JUBBADA HOOSE.
Magaala madaxda kismaayo Waxaa si weyn iyadana uga socda dhismayaal boorka looga jafaayo Oo ah xarumihii shaqoouinka loogu qabanaayo BULSHADA Rayidka. Iyadoo sidoo kale maamul Ka jubbaland si wanaagsan u meelmarinayo wax qabsiga Iyo wada tashi.
Gobal Ka Gedo.
Xarunta Gobalka Gedo Garbaharey.
Waxaa Ka Socdo Hormaro Aad Ubalaaran Magaalada Waxay Markale Dib Uso Hananaysa Sharafti Ay Kulaheed Somaaliyo Iyo Bilicdi Wanaagsaned Aan Kunaqanay Bulshada Ku Nool Dagmada G/harrey Waxay Dib Ola So Laabteen Rajadoodi Waxayna Haleen Hogaan Daacad Ah Gudanayana Waajibkisi Bulshadana Waxay Diyaar Utahay Hagaajinta Gobalka Iyo Bilic Uso Celinta Xarunta Gobalka.
Tani Waa Taalo Laga Hergalinayo Afafka Hore E Madaxtoyada Dagmada Waxayna Kamid Tahay Howlaha Shaqo Ay Wadaan Maamulka jubbaland Iyo Bulshada Kunool Dagmada Waxana Halkaan Inkugu So Gudbin Donaa Hormarada Ka Socda Gobalka Iyo Dagmada Garbaharey.
Fadlan Nalo Soco Dhagtana Haku Taagnaato
Humbaale News.
Mohamed Ahmed