Juriile oo loo sharaxay aqalka Sare

0
909

waxaa soo baxay in maamulka Puntland State of Somalia uu Cabrisaaq Juriile usoo sharaxayo inuu noqdo gudoomiyaha aqalka sare ee soomaaliya. Juriile ayaa ah siyaasi caan, muddo badana kusoo jiray siyaasada soomaliya. C/risaaq juriile ayaa si weyn ooga dhex muuqday dowladaihii ku meel garka ahaa ee dalka soo maray isagoo qabtay jagooyin wasiirnimo oo kale duwan.

waqtiyadii uu la shaqaynayay maamuladii hore ayaa mudane Juriile in badan lagu eedeeyay musuqmaasuq iyo wax is dabamarin la xariirtay shirkado ajanabi ah.

Aqalka sare ayaa ah mid soomaaliya ku cusub, waana marki ugu horaysay ee Soomaaliya ay yeelato aqal noocaan oo kale ah. ilaa hadda ma caddo siduu u shqayn doono aqalka sare.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.