Xarunta Horumarinta Haweenka Jubbland oo la xaar-xaaray

0
608

wasiirka horumarinta haweenka ee Jubbaland ayaa dhagax-dhigtay dhisme cusub oo ay yeelanto doonto wasaaradu. dhismahaan oo laga dhisayo Kismaayo ayaa waxaa iska kaashaday wasaarad horumarinta Jubbaland iyo hay’ad laga leeyahay Jarmalka oo iyadu bixin doonto qarashka ku baxayo dhisamaha.

Goobta dhagax dhiga waxaa ka hadlay masuuliyiin badan oo ka midyihiin gudoomiyaha ururka  haweenka Jubadahoose marwo faadumo aadan kateel iyo madaxa Shirakda Dhasheeg oo ah shirakda dhismaha qadaraaska ku qaadatay.

Dhismahaan ayaa la filayaa in loogu adeegi doono haweenka Jubbaland.

hoos ka daawo sawirada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here