Uganda oo yeelatay quwada soolarka ugu balaaran Africa

0
596

Madaxwaynaha Uganda ayaa daah-furay mashruuc ku kacayo 19 milyan oo doolar. Mashruucaan ayaa lagu dhisayaa quwada dabka ee qoraxda ku shaqayso. mashruuca oo laga hirgalinayo tuulo ku taalo  bariga Uganda ayaa wuxuu dan sin doonaa in badan 40,000 oo qoys. Mashruuca waxaa maal galisay hay’ada Access Power Middle East and Africa oo laga leeyahay yurub.

quwada korontada ayaa dhib weyn ku ah dhamaan wadamada afrika, waxayna qayb weyn ka tahay dib u dhaca ka jiro qaarada Africa. Mashruucaan ayaa hadii lagu guulaysto wuxuu noqon doonaa mid wado horumar u furo dadka saboolka ah ee ku nool tuulooyinka iyo baadiyaha.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here