Wariyayaal ku dhaawacmay Qarax ka dhacay Xamar

0
486

wararka soo baxayo ayaa sheegayo in labo wariye ay ku dhaawacmeen qarixii ka dhacay   Maqaayadda The Village ee Guriga Hooyooyinka. labada wariye ayaa lagu kala sheegay C/qaadir Sheekh Muxuyadiin iyo Daahir Ciise oo u shaqaynayay idaacada KNN. Lama faahfaahin dhaawaca ay qabaan intuu la eg’yahay. Soomaaliya ayaa noqotay kawaan wariyayaasha, waxaa sanad walba lagu dilaa ama lagu dhaawacaa wariyayaal tobonaan gaarayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here