Boolis keenyaan ah oo loo xiray baad ay Soomalida ka qaadi jireen

0
782

joornaal the star ee kasoo baxo dalka kenya ayaa shaaciyay in labo askari oo boolis ah lagu xiray meel aan ka fogayn xaafada soomaalidu dagto ee Islii. Labadan askari ayaa si joogta dadka baad ooga qaadi jiray iyagoo u andacoonayo inay xiri doonaan hadaysan lagac dhiibin. Booliska oo dadka marka hore waydiiyo inay haystaan sharci dalka lagu joogo ayaan wax xurmo tusin marki loo tusso dhalashada dalka kenya.

Labadan askari ayaa loo xabsiga loo taxaabay ka dib markii ay dadku si aad ooga soo dacwoodeen. Xabsiga ayaa su’aalo lagu waydiiyay ka hor inta aan lasoo taagin maxkamad. Arintaan ayaa noqonaysio tii ugu horaysay oo nooceeda ah oo ka dhacdo Kenya, waana marki ugu horaysay abid ee askari loo soo xiro inay Soomaalida baad ka qaadi jireen, walow baadu ay socotay muddo 60 sano ku dhow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.