Daawo: Tababar looga furay macaliim Magaalada Garabahaarey

0
938

waxaa xarunta gobolka gedo
Garbahaareey uga furmay macalimiinta dugsiyda qur’aanka kariimkaa taba bar AMA  dowro bbats barkaan oo ah kii ugu horeeyey ee looqabto macalimiinta dugsiyada ayaa waxaa kafaa’iidaysanya 30 macalin oo dhammaan kasoco dugsiyada ku midaysan dallada dugsiyada Quraan Ka  kariim ma Ee AL-furqaan.
Dowradaan waxaa soo diyaariyey dallada waxbarashada Iyo  hormarinta Ee Gedo (DWHD)
waxaa qabanaya ustaad
Cabdiqaadir maxamed CAFI
Waxyaabaha ay ku qaadanayaan waxaa kamid ah

1-habka loo maamulo dugsiga

2-xeerarka iyo qawaacida lagu xifdisíiyo quraanka 3-tilmaamaha iyo akhlaaqda laga rabo macalinka

4-xallinta dhibaatooyinka ka dhaco dugsiga

5-qabashada iyo agaasimada tartanada quraanka

6-ooga faaidaysiga tiknoolajiyada casriga barida quraanka

7-maadooyinka kale iyo tarbiyada ay tahay in ardaygu dugsiga ku qaato
8- sida macaliku ardayda ula macaamilayo
9_ hormarinta iyo sara uqaadida khibrada macalimiinta
10- nadaamka ciqaabta iyo xadiga ciqaabta
Iyo heerka ciqaabtu marayso
11-istiraatijayada iyo hababka ugu fiican ee qur’aanka loo bari karo caruurta
12 – iyo culuumkale oo fara badan

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.