Alshabaab oo geel qaaday

0
706

Dagaal ku dhexmaray xarakada shabaab iyo dad xoolo dhaqato ah ayaa lagu dilay 12 qof. Dagaalkaan oo shalay dhacay aadna u xoogaa ayay xarakadu waxay ku qaaday dad ree miyyi ah oo taageero ka helayay maamulka Jubbaland. dadka dhintay ka sokow Shabaab ayaa qaaday geel gaarayo ilaa 2000 neef o ay dadkaasi lahaayeen. waa marki kowaad oo lasoo tabiyo in shabaab ay geel ka dhacaan dad ree miyyi ah. Talaabadaan ayaa xasuusinayso hab dhaqankii sayyid Maxamed allaha u raxmadee oo caan ku ahaa inuu qaado geela dad kasoo hor jeedo.

Maamul Jubba ayaa sheegay inay gurmad u direen dad xoolaha laga qaaday.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here