Deg Deg Dab xoogani oo gor dhaw ka kacay magaalada baardheere.

0
825

wararka laga helayo magaalada baardheere ayaa sheegaya in cawa fiidkii uu dab xoogani ka kacay xaafad kamid ah xaafadaha magaalada baardheere gaar ahaan goob lagu ii bin jiray qaadka iyo suuq kale oo lagu ii bin jiray balka
Wararku waxaa Intaa ay kudarayaan in goobo ganacsi iyana ay dabka kugubteen
Maamulka degmada baardheere ayaa Wali waxaa ay wadaan gurmad dabkaa lagu daminaayo
Lama oga sababta keentay in dabkan uu halkaa ka kaca mana aha markii ugu horaysay ee dab uu ka kaco halka iminka uu dabka ka kacay
Wixii warar ahoo kusoo kordha dib ayaan idinka soo gudbin doonaa

Xafiiska wararka ee Humbaale News ayan idiinku so gudbin doonaa
Wariye Khadar maxamed siraad

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.