Sawiro: Bilicda Degmada Beled-Xaawo.

0
1531

Waxaa Degmada Beled-Xaawo Ee Gobal Ka Gedo Ka socdo horumar Aad ubalaaran Oo dhinaca ganaca ganacsiga.
Horumar kaan Ayaa lasocdo nabada Ka jirto Degmada Iyo dhamaan nawaaxigeeda, waliba Gobalka Gedo Iyo jubbooyinka.

Gobalka Gedo Iyo jubbooyinka.
Magaladaan Ayaa ah magaalo Aad Dadka u jecel yihiin dhinaca beecsharada Iyo usafrida dadalka kala duwan Ee Kenya Iyo Ethiopia, waxay looyaqaanaa xuduudka saddex geesood Ee soomaaliya, Kenya Iyo Ethiopia.
Waxaa qiyaas ahaan lagu Sheegaa inay degan yihiin dad badan Oo kukala nool dabaqado isugu jiro.

Waxuu ganacsigeeda Ku tiirsan yahay Safar isugud bida Dadka, afat xoola, bagaashka raashiin Ka Iyo beecsharada sarifka.
Waxaan wareysiyo layeelan doonaa gudoomiyaha Degmada isha kuhaay humabaale.com

Mohamed ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here