Tacsi: marxuum Saciid Fareey Garabyar..

0
527

Habeenimadii xalay toola ahayd ayaa waxaa magaalada baardheere lagu dilay marxuum siciid fareey garab yar xili uu kusii jooday hoygii uu kadaganaa magaalada baardheere kooxo bastoolado kuhubaysan ayaa xabado ladhacay marxuumka waxaana islamarkiiba kooxdii dilka geeysatay ay kabaxsadeen goobta
Wariye Khadar maxamed siraad.

Xuseen faarax.
Fitaax faacul.
Guuleed XASAN Cade.
Cabdi xareed maxamed.

Mowliid aadan Cade.

Axmed calinuur.

Qaasin muxumad buule 
Dhamaan dadkaasi waxay tacsi udirayaan siciid fareey garab yar waxay Na leeyihiin Samir Iyo Iimaan allah Ka siiyo
Khadar M siraad
Humbaale News-Kismaayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here