AMISOM oo shacab xasuuqday

0
489

Ciidamada AMISOM ayaa siyaabo kala duwan u laayay dad shacab ah oo gaarayo ilaa 12 ruux. Ciidamada AMISOM ayaa iyagoo baqo ah waxay gaari jiirsiiyeen hooyo iyo sadex canug oo ay dhashay oo midkood ahaa 6 bilood kaliya. Sidoo kale waxay ciidamada amisom xabad ku fureen gaari rakaab ah halkaas oo ay ku dileen dhamaan dadki saarnaa.
barasaabka Shabeelada hoose ayaa sheegay inay si ula kac ah amisom dadkaan u laysay loogana baahanyahay inay baaritaan dag dag ah sameeyaan. Balse amisom arintaan kama hadal, mana ahan markii ugi horaysay ee amisom dad shacab ah ku xasuuqdo Soomaaliya. Dowlada Soomaaliya ayaa lahayn awood iyo dadnimo ay wax ooga qabato dhibaatada ay gaystaan ciidamada shisheeye ee ku raaxaysto laynta shacabka.

Wali wax jawaab ah kama soo bixin dhinaca amisom.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here