Beelaha Hawiye oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah AMISOM

0
494

kulan ay yeesheen golaha odayaasha beelaha Hawiye ayaa looga hadlay dhibaatooyinki ay shalay gaysteen ciidamada amisom. Golaha ayaa saaray war murtiyeed ay ku cambaareeyaan falal waxshinimada ah ee ku kacayaan ciidamada amisom. golaha ayaa sido kale ugu baaqay shacab in hadda wixii ka danbeeyo la iska dhiciyo ciidamada amisom ee caadada ka dhigtay laynta dadka rayidka ah.

AMISOM ayaa wali wax war ah kasoo saarin dadky ay laayeen, lama oga inay qiran doonaan iyo inay kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here